Dhamays

Badbadi Gabadhaada

Gudniinka lagu sameeyo Gabdhuhu

waa jarida qeybo ka mid ah xubinta taranka ee dumarka iyadoo looga gol yeelayaahay Dhaqan guracan oo ay soomaalidu ka soo min-guurisay gaalkii fircoon ahaa.

In kabadan 28 wadan oo Afrikaan ah

oo ay Soomaaliya kujirto iyo dalal ku yaala bariga dhexe iyo Latin Amerika ayaa sameeya gudniinka. Warbixin ay soo saartay hay’ada unicef ayaa sheegaysa in somaaliya ay samayso tirada ugu badan ee gudniinka gabdhaha taas oo lagu qiyaasay 95%-92%.

Gudniinka xubinta taranka ee dumarka waxey leedahay cawaaqiib halis ah ee caafimaadka gabdhaha iyo dumarka. Qaar ka mid ah way u dhintaan sabab la xiriirto natiijada cawaaqiibta jirka. Waxaana ka mid ah.

Banqaad in aadan gudeyn gabadhaada.